Ergeygii hore ee QM u qaabilsanaa arrimaha Somalia oo xil cusub loo magacaabay

Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Somalia danjire Michael Keating ayaa loo magacaabay xil cusub ka dib markii uu dhameystay muddo xileedkiisii shaqadii uu ka hayey Somalia. Mr. Keating ayaa hadda loo magacaabay agaasimaha cusub ee Machadka Nabadda Midowga Yurub sida lagu daabacay barta Twitter-ka ee Machadkaas oo xaruntiisu ku taallo magaalada Brusells ee … Continue reading Ergeygii hore ee QM u qaabilsanaa arrimaha Somalia oo xil cusub loo magacaabay